Monday, July 14, 2025

TOOS U DAAWO: Munaasbadda sanadguurada 74-aad ee Ciidamdaa Booliska Soomaaliyeed -MUQDISHO-

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda munaasabadda xuska sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhaceysa barxadda Dugsiga sare ee Booliska Muqdisho.

Waxaa ka qeyb galaya madax sare oo ka tirsan dowladda Federaalka, iyadoo uu horkacayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON