Sunday, July 13, 2025

Turkiga oo Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ugu deeqay Gaadiid dagaal oo casri ah (Sawirro)

Dowladda Turkiga ayaa gaadiid ciidan oo casri ah ugu deeqday Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka, gaar ahaan ciidamada Gorgor ee Turkigu tababarray.

Gaadiidkan oo gaaraya 12, si gaar ahna loogu qalabeeyay howlgalladda ciidamada ayaa dekadda Muqdisho waxaa kula wareegay Taliska ciidamada Xoogga dalka, waxaana goobjoog ka ahaa saraakiil ka socotay Wasaaradda gaashaandhigga dowlada Turkiga.

Deeqdan ayaa qeyb ka ah taageerada milateri ee Turkigu siiyo Soomaaliya oo heshiis milateri uu ka dhaxeeyo, waxaana ciidamada Gorgor ay yihiin ciidamo uu Turkigu tababarray oo ka mida kuwa ugu heer sareeya ee Kumaandooska Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON