Tuesday, December 2, 2025

Turkiga oo Markab sida deeqdii ugu badneyd u soo diray Soomaaliya [Daawo Sawirro]

Dowladda Turkiga ayaa Markab weyn oo sida deeq kala duwan u soo dirtay Soomaaliya.

Markabkan ayaa sida raashin gaaryaa 13,000 tan oo cunto iyo gargaar bani’aadamnimo isugu jira, wuxuuna shalay kasoo ambabaxay dekadda gobolka Mersin ee Koonfurta dalkaasi.

Xaflad lagu sagootiyay markabka oo ka dhacday dekadda Tasucu ayaa ku xigeenka Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Veysi Kaynak uu ka sheegay in Turkiga aysan kaliya gargaar ku caawineynin Soomaaliya ee mashaariic kala duwan ay oo horumarineed ay ka wadaan Soomaaliya, isla markaasina ay tababari doonaan ciidamada ammaanka si loola dagaalamo argagixisada.

Gargaarka oo ah kii ugu badnaa ee markab qura lagu raro ayaa waxaa iska kaashaday Bisha Cas ee Turkigam hay’adda TIKA iyo hay;adda kale ee AFAD.

Turkish Deputy Prime Minister Veysi Kaynak

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON