Tuesday, July 1, 2025

Ugaaska Geelidle: “Ciidamo ayaa la igu dalbaday oo dadka hortiisa igu garaacay….” (DHAGEYSO)

UgaaskaBeesha Geeledle ayaa shaaciyay in ciidamo lagu dalbaday oo la garaacay, kadib ergadii beeshiisa markii lagala wareegay.

Ugaas Ibraahim Macalin Cali (Leysaamow) ayaa saxaafadda u sheegay in guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Maxamuud Nuur Macalin uu ciidan dhexda u dhigay, halkaasina jirdil loogu geystay oo lagu garaacay.

Malaaqa GeelidleDhageyso Codka Malaaqa & qaar ka mida Ergada

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON