Tuesday, July 1, 2025

Urur Goboleedka IGAD oo War kasoo saaray khilaafka siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda Soomaaliya [Akhriso]

Urur Goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyeya xaaladda siyaasadeed iyo khilaafka ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Qoraal maanta kasoo abxay xogheynta IGAD ayaa lagu sheegay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda kacsan ee siyaasadda Soomaaliya kasoo cusboonaatay, taasoo halis ku ah inay galaafato horumarkii laga gaaray sanadkii ay jirtay dowladda hadda ka jirta dalka.

IGAD ayaa ku baaqday hay’adaha dowladda Soomaaliyeed inay ilaaliyaan midnimadooda, ayna dhowraan kala madax bannaanida hay’adaha dowladda iyadoo wixii khilaaf ah loo marayo in lagu xaliyo Dastuurka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA IGAD

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON