Wednesday, June 25, 2025

Ururka ONLF oo shaaciyey heshiis uu la gaartay Madaxweynaha Cusub ee Soomaalida Itoobiya

Ururka ONLF ayaa ku dhawaaqay inay heshiis la gaareen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar).

Kulanka oo ka dhacay magaalada Addis ababa ayaa afhayeenka Ururka ONLF wuxuu sheegay inay si buuxda ula shaqaynayaan madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaalida Itoobiya, ayna isku afgarteen labada dhinac, iyadoo la qaban doono shirweyne oo lagu raadinayo midnimada Soomaaalida Itoobita.

Af-hayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo ku sugan magaalada Addis Ababa aya sheegay in wadahdalka dhex maray ONLF iyo madaxweynaha cusub ee maamaulka Soomaalida Itoobiya uu ahaa mid ay si weyn isu fahmeen, isla markaana ay ka wada shaqeyn doonaan midnimada dadka Soomaalida Itoobiya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON