Ururadda ku bahoobay Dallada SOCENSA ayaa shirweynaheedii guud ee magaalada Muqdisho maanta ku doortay guddoomiye cusub.
Dalladda Bulshada Rayidka ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA ayaa guddoomiye u doortay Mudane Cismaan Muxyadiin Shaatax, kadib dooasho uu kula tartamay Axmed Dhuubow Keynaan.
Mudane Cismaan Shaatax ayaa bedelaya guddoomiyihii hore ee SOCNSA Diini Maxamed Diiini oo hogaanka soo hayey labadii Sano ee ugu dambeysay.
Ad
- Advertisement -
Warar Xul ah