Ra’iisal wasaarihii Ingiriiska David Cameron ayaa macsalaameeyay xafiiska looga taliyo UK ee Downing Street No. 10, isagoo khubadii ugu danbeysan u jeediyay dadka dalkaasi.
Wuxuu is casilaadiisa u gudbiyay Boqorada dalkaasi, isagoo muddo 6 sanadood ah xafiiska hayay, waxaana lagu xusuusan doonaa inuu UK kaga tegay xaalada adag oo ka dhalatay aftidii ay UK uga baxday Midowga Yurub.
DAAWO SAWIRRADA IYO VIDEO