Saturday, April 20, 2024

VIDEO XUSUUS AH: Sanad guurada 50-aad ee Kacaankii 21 Oktoobar & Jaalle Maxamed Siyaad Barre

21 Oktoobar: Xusuus Kacaankii Barakeysnaa

Maanta oo kale 50 sano ka hor ayay ku beegneyd dhalashadii Kacaankii 21 Oktoobar ee dalka ka hana qaaday 1969-kii iyadoo kacaankii uu dalka Soomaaliya u bedelay dal awood ciidan iyo mid dhaqaale leh, kana dhex muuqda Afrika xilliyadii hore ee talada uu hayay Siyaad Barre, balse markii dambe ay xaalad isu bedeshay dagaalo sokeeye oo talada looga eryay xukunkaasi.

Waxaan dib idin xusuusineysaa kacaankaasi Soomaalida taariikhda weyn ku reebay, video-ga sare ayaan idin soo xulnay ee nala daawada.

Ad

Goobjooge.net

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON