Friday, July 18, 2025

Waanwaan hordhac ah oo laga dhex bilaabay C/sallaan Gallan & Maamulka Puntland

Waanwaan ayaa laga dhex bilaabay xiisada ka taagan gobolka Bari ee ka dhalatay ciidamada uu abaabulay  Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari  Cabdisamad Maxamed Gallan ee soo degay  degmada Carmo ee Gobalka Beri iyo maamulka Puntland

Culimo iyo isimo arrintaas galay ayaa soo saaray afar qodob oo  lagu xalinayo arrintaasi, waxaana qodobadda ka mida:

  1. In Ciida ka dib la isigu yimaado gogol ay guddoominayaan Culimada oo  looga arrinsanayo xaalada ka taagan Bari ( 13 -7- 2016).
  2. In Ciidamada la kala qaado.
  3. In la joojiyo hadalada xanafta leh ee warbaahinta la isku marsiinayo.

Go’aanadan ayaa lagu qancinayaan labada dhinac, waxaana uu sheegay Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo ka mida culimada arrintan hormuudka u ah inay xaaladu degan tahay oo aanay jirin dhibaato hadda taagan.

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON