Sunday, July 13, 2025

Wafdi Shirkad Shiinees ah iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo tegay Hobyo [Sawirro]

Wasiiro iyo xubna ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka oo ay wehliyaan saraakiil ka socda Shirkad Shiineys ah ayaa gaaray magaalada Hobyo.

Wafdiga xukuumadda Soomaaliya waxaa ka mida Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekeddaha dowladda Soomaaliya, waxaa kaloo ku wehliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo xubno kale.

Ujeedka socdaalkooda Magaalada Hobyo ayaa lagu sheegay sidii loo dardargelin lahaa dhismaha dekedda Magaalada Hobyo oo dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu dhagax dhigay.

 

Image may contain: one or more people and airplane

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 5 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON