Monday, July 14, 2025

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Odowaa oo degeg u tegay Cadaado (Akhri sababta)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka ee xilka sii haya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado.

Socdaalka Wasiir Odowaa iyo xubnaha la socda ayaa la xiriira sidii xal loogu heli lahaa xiisada siyaasadeed ee ka taagan  Cadaado iyo kacdoonka xildhibaanada maamulka Galmudug oo xilka ka qaaday C/kariin Guuleed.

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in wafdiga Odowaa oo ay ka mid yihiin xubno kala duwan iyo siyaasiyiin ayaa kulamo kala gaara la yeelanaya dhinacyada isku haya maamulka Galmudug.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON