Wednesday, July 2, 2025

Wakiilada Q/Midoobay iyo Midowga Afrika oo Gaalkacyo kulan kula yeeshay Xaaf & Sheekh Shaakir [Sawirro]

Wakiilada Qaramada Midoobay ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, iyadoo kulan la yeeshay madaxweynaha Galmudug iyo madaxda xukuumadda.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo, waxaana labada dhinac ay uga hadleen xaaladda maamulka Galmudug ee is khilaafsan, xiriirka dowladda Federaalka iyo kaalinta UN-ka iyo Midowga Afrika.

Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya Nichalos Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa hore loo filayey inay tagaan magaalada Dhuusamareeb, iyadoo loo baajiyey markii Gaadiid iyo wafdi hordhac u aha laga celiyay magaalada Cadaado.


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON