Friday, June 27, 2025

Wakiilka IGAD u qaabilsan Somalia oo Xilkiisii la balaariyey, laguna daray Badda Cas & Gacanka Cadan [War-Murtiyeed]

Waxaa Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay urur gobleedka IGAD oo laga soo saaray war-murtiyeed.

Shirka oo socday labadii maalmood ee oo shalay iyo maanta ayaa ka qeyb galay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Ethiopia, Djibouti iyo Sudan, halka wadama kale ay u direen safiiro, waxaana war-murtiyeedka laga soo saaray lagu sheegay in shaqadii wakiilka IGAD u qaabilsan Somalia la kordhiyay oo lagu daray Badda Cas iyo Gacanka Cadan.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON