Monday, July 14, 2025

Wakiilka Q/Midoobay ee Somalia oo Kismaayo kula kulmay madaxda Maamul Goboleedyada & Farriin…

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya  Micheal Keating ayaa kulan Magaalada Kismaayo kula yeeshay Madaxda maamul goboleedyadda halkaas isugu tegay.

Madaxweynayaasha maamul goboleedyadday hadda ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa lagu waddaa inuu goor dhow u furmo shir looga hadlayo xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka kale dhaxeeya dowladda federaalka.

Wakiilka Qaramada Midoobey ayaa kala hadlay Madaxda maamul goboleedyadda sidii loo horumin lahaa maamulada iyo in la xoojiyo xiriirka kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya oo madmadow soo galay.

Madaxda maamul goboleedyadda ayaa saluugsan hanaanka shaqadda ee dowladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana laga cabsi qabaa inay qaataan go’aano lid ku ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON