Tuesday, June 24, 2025

Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya oo War-Cad kasoo saaray Doorashada Koonfur Galbeed [Akhriso]

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya Nicholas Haysom ayaa War ka soo saaray xaaladda Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kadib markii uu socdaal ku tegay magaalada Baydhaba, isla markaana la kulmay musharixiinta ku tartamaya doorashadaasi.

Qoraalka Wakiilka Q/Midoobay ayaa lagu shegayin kadib booqashadiisii magaalada Baydhabo oo uu dhageystay aragtiyada kala duwan ee Madaxweyne Shariif Xassan Sheekh Aadan,  Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed iyo murashaxiinta madaxtinimada – inuu ergayga Qaramada  adkeynayo baahida loo qabo Doorasho lagu kalsoonaan karo oo ka dhacda Koofur Galbeed.

Nicholas Haysom wuxuu caddeeyay in Qaramada Midoobay aysan murashax gooni ah taageereynin, wuxuuna sheegay muhiimadda ay leedahay in dhammaan murashaxiinta Koofur Galbeed ay helaan fursad caddaalad ah oo ay doorashada uga qeybg alaan, wuxuuna ka digay in Doorashada laga ilaaliyo xadgudub, ha ahaato dhaqaale, cadaadis ama rabshado.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON