Thursday, June 26, 2025

Waqti loo qabtay xilliga ay Ciidamada AMISOM ka baxayaan Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa shaaciyay in howlgalka raacsan ee  ciidamadooda Soomaaliya ku sugan (AMISOM) la soo afjari doono bisha Oktoobar ee Sanadka 2018.

Sida uu sheegay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika xilliga u haray AMISOM oo ah 2 sano ayaa ciidamo  la dhisayaa ciidamada Soomaaliya oo la wareegi doona ammaanka goobaha ay AMISOM gacanta ku heyso.

Dib u eegis lagu sameeyay howlgalka AMISOM ayaa la qorsheeyay in  qorshe Soomaaliya looga saarayo ciidamada AMISOM iyadoo qorshahaasina lagu asixiyay kulankii 608-aad ee dhowaan ka dhacay Magaalada Addis Ababa.

Warbixinta Golaja Ammaanka Midowga Afrika ayaa sheegeysa in la fulinayo qorshaha CONOPS oo ah xoojinta iyo dardar gelinta howlgallada Ciidamada AMISOM iyo dowladda Soomaaliya, waxaana la soo afjarayaa howshii AMISOM ee Soomaaliya oo bilaabatay 2007.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON