Tag: AU

Midowga Afrika oo la saftay Dowladda Kenya, soona farageliyey Kiiska Dacwada Badda [Akhriso War-saxaafadeed]

Midowga Afrika ayaa markii ugu horeysay soo faragelisay Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib markii ay dacwad u qortay dalka...

Somalia rejects AU commission invitation, sticks to ICJ hearing

Somalia has rejected the Commission of the African Union invitation to a briefing on the maritime row with Kenya.

Dowladda Kenya oo Dacwadii Xuduudka Badda ee Somalia ka furtay Midowga Afrika [Qoraal 8...

Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay dooneyso inay uga hortagto Go'aan kasoo baxa Maxkamadda Cadaaladda Adduubka ee ICJ oo ku...

Wakiilka UN-ka & Beesha Caalamka oo War Culus kasoo saaray Doorashada Jubbaland [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland oo waanwaan...

AU, IGAD and UN Senior representatives engage with stakeholders on Jubaland’s electoral process

Mogadishu - Senior representatives of the African Union (AU), the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the United Nations (UN) travelled to...

Kulan dhex maray Madaxweyne Farmajo & Wafdigii Midowga Afrika [Qorshahooda oo la shaaciyey]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo shaacisay Jadwalka wafdiga Thabo Mbeki ee Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay booqashada wafdig ka socda Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee dalka...

Madaxweynihii hore ee dalka K/Afrika oo Muqdisho yimid (Akhriso Qorshaha uu wato…)

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Thabo Mbeki ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isagoo madax ka ah Guddiga sare ee fulinta Midowga...

Golaha Milateriga Sudan & kooxaha Mucaaradka oo ku heshiiyey dhismaha Dowlad Wadaag ah

Golaha Mialteriga ee ka taliya dalka Suudaan ayaa heshiis awood qeybsi ah la gaaray Isbaheysiga Mucaaradka dalkaasi, kadib muddo is mari waa'...

Wakiilada IGAD iyo Midowga Afrika oo gaaray Dh/mareeb & kulan la yeesheen Ra’iisal wasaraha...

Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada Dhuusamareeb ee...

Midowga Afrika oo hakiyey xubnnimadii Sudan iyo Abiy Ahmed oo kusii jeeda magaalada Khartoum

Midowga Afrika ayaa xayiraad kusoo rogay xubinnimadii dowladda Suudaan ee ururkaasi, iyadoo go'aan kasoo baxay Midowga Afrika lagu shaaciyey in la hakiyey...

Midowga Yurub oo Safiir Cusub u soo magacaabay Soomaaliya iyo Wasiir Cawad oo qaabilay.

Midowga Yurub ayaa safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, waxaana safiirka cusub lagu magacaabaa Nicolás Berlanga Martinez.

Madaxa Arrimaha Dibadda Midowga Yurub oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay & Kulan dhex maray.....

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Arrimaha Dibadda & Siyaasadda Midowga Yurub Federika Mogherini, waxaana garoonka Muqdisho...

Midowga Afrika oo Milateriga Suudaan u qabtay in 15 Maalmood ay talada ku...

War kasoo baxay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa looga dalbaday Golaha Milateriga Suudaan ee la wareegay talada dalkaasi inay muddo...

Maxaa kasoo baxay Shirkii Taliyeyaasha AMISOM ee Muqdisho? [Akhriso 3 Qodob]

Shirkii dib u eegista howlgalka Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Somalia ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galen Madaxda Taliyayaasha...

AMISOM Commanders reach a consensus on military operations

Top military commanders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have agreed on key operations and activities to be executed under...

Shirkii Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa & Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay....

Shir madaxeedkii Midowga Afrika ee 32aad ka furmay magaalada Addis ababa iyadoo ka qeyb galayaan madaxda dalalka Afrika iyo marti sharaf...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Farmaajo & Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay? [Akhriso ...

Waxaa magaalada Addis ababa kulan gaara ku yeeshay xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antono Gutters iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Qodob muhiim u ah Somalia loo looga hadlayo Shir madaxeedka Midowga Afrika ee Addis...

Shir madaxeedka Midowga Afrika ee Berri ka furmaya magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa ajandeyaasha looga hadlayo waxaa ka mida qodob...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa, kana qeyb galaya … [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Addis ababa, isagoo halkaasi uga qeyb galay shir madaxeedka 32aad ee Midowga...
error: Content is protected !!