Tuesday, October 4, 2022

Midowga Afrika oo Soomaaliya u soo magacaabay Haweeney bedeleysa Mas’uul ay ceyrisay Dowladda Somaliya

Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay haweenay noqon doonta ku xigeenka wakiilkooda Soomaaliya u jooga.

Haweneeyda Fiona Lortan ayaa loo soo magacaabay ku xigeenka cusub ee ergeyga Midawga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, waxaana magacaabisteeda shaaciyay Guddoomiyaha Midowga Afrika Mussa Faki.

Mas’uulka cusub ayaa bedelaya ku-xigeenkii hore ee ergeyga Midowga Afrika oo ay dowladda Soomaaliya dalkeeda ka ceyrisay¬†ee Simon Molunga, kadib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay shaqadiisa.

Ad

Dowladda Soomaaliya ayaa ceyrisay ku xigeenkii hore ee Midawga Afrika ee Soomaaliya Simon Molunga, iyadoo arrintaas ay xiisad ka dhex dhalisay Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya, ayna ka xumaatay dowladda Uganda oo uu kasoo jeeday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,003FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,004FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON