Friday, June 27, 2025

WAR CUSUB: Gabar 10 jir ay oo u dhimatay Kufsi naxdin leh oo loogu geystay Magaalada Garowe [Daawo]

Magaalada Garowe waxaa lagu soo badhigay fal kufsi ah oo naxdin leh, kaasoo ka dhacay magaalada Garowe.

Arrintan waxaa saxaafadda u soo badhigtay Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Garowe, Puntland  oo caddeysay  in Gabar yar oo 10 sano jir ah, iyaduna ay dhashay lagu Kufsaday Magaalada Garowe, taasoo u  dhimatay Kufsigii loo geystay.

Gabadha falka naxdinta leh ku dhacay ayay sheegtay Hooyada inuu kufsiga u geystay Macalinkii bari jiray Qur’aanka, iyadoo codsatay in Caddaaladda la horkeeno ninkaasi waxayna baaq u diray maamulka Puntland.

Waa kiiskii labaad ee kufsi ay oo degaanada Puntland kasoo shaac baxay iyadoo kiiska danbe uu yahay mid naxdin leh.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON