Sunday, July 27, 2025

WAR CUSUB: George Flyod oo meydkiisa laga Cudurka Coronavirus, balse u dhintay..

Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska ninkii madoobaa ee George Floyd oo Boolis Caddaan ah ku dileen Gobolka Minnesota ayaa la sheegay inuu qabay cudurka Coronavirus inta aysan Boolisku dilin.

Warbixintii ugu danbeysay ee xafiiska baaritaanada caafimaadka degaanka Hennepin ayaa lagu sheegay in George Floyd uu cudurka Covid-19 ku dhacay 3-diibishii April, weliba uu cudurku jirkiisa ku jiray xilliga ay ciidamad Booliska u gacan qaadeen ee uu geeriyooday.

Dr Michael Baden oo horey baaritaannada caafimaad u qaabilsanaa magaalada New York kana mid ahaa dhahaatiirtii baaritaanka ku sameysay meydka Floyd ayaa wargeyska New York Times u sheegay in maamulka degmada Hennepin aysan ku wargelin in Floyd laga helay cudurka Covid-19.

Mr Floyd ayaa ahaa nin madow ah oo aan hubeysnayn islamarkana askari ka tirsan booliiska uu luqunta in ka badan 8 daqiiqo jilibka kaga hayay isaga oo ku qaaylinayay “ma neefsan karo”, taasoo keenay inuu neef qabatin u geeriyoodo.

Askariga koowaad e dilkiisa ka dambeeyay Derek Chauvin ayaa lagu soo eedeeyay dil, waxaana eeda la wadaaga 3 askari oo kale oo ka qeyb qaatay cadaadinta George Flyod.

Arrintan ayaan waxba ka bedeley kiiska Ninkan Madow oo saameeyay Mareykanka iyo Dunida, waxaana hore loo caddeeyay inuu u geeriyooday falkii ay Booliska ku sameeyeen.

A medical examiner's office on Monday ruled that George Floyd's death was a homicide as they appeared to walk back initial reports that the 46-year-old (pictured) wasn't strangled when a Minneapolis cop knelt on his neck during an arrest last week
Report found Floyd had tested positive for coronavirus in April
Bystander video showed Floyd pleading to be let up and saying repeatedly that he couldn't breathe as Minneapolis police officer Derek Chauvin pinned him to the ground for nearly nine minutes. The medical examiner's finding that the death was a homicide by asphyxiation confirms the same conclusion of the independent autopsy that was also released on Monday, but there are key differences over the cause

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON