Tuesday, July 8, 2025

DAAWO BARNAAMIJ CAJIIB AH: Thomas Evans sidii uu Alshabaab ku noqday iyo gabar uu qabay oo 13 jir Somali ah

Ninka lagu magacaabi jiray  Thomas Evans oo ahaa Britishka-cad oo Al-Shabaab ka tirsanaa, waxaa uu ku dhintay dagaal bishii June oo ciidanka Kenya ay ku dileen dagaal ka dhacay xadka Kenya iyo Soomaaliya, ninkan sida ay u badan yihiin ajaaniibta Alshabaab wuxuu qabay gabar Soomaaliyeed oo 13 sano jir ah.

Dhinaca sare ka daawo barnaamij laga sameeyay Thomas Evans iyo gabadhaas uu ku guursaday Soomaaliya . Waxaa kaloo filimka oo telefishanka Channel 4 ee Biritishka uu sameeyay waxaad ka daawan kartaa ajaanibta faraha badan ee Soomaaliya jooga ee sheeganaya in ay jihaad doon yihiin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON