Sunday, June 22, 2025

WAR CUSUB: Kenya oo laga cabsi qabo inay Maxkamadda Hague keento heshiis cusub oo dowladda Xasan Sheekh saxiixday

Dowladda Kenya ayaa laga cabsi qabaa inay maanta hor keento Maxkamada Cadaaladda adduunka ee Hague heshiis kale oo ay la gashay dowladda Soomaaliya ee madaxweyne Xasan Sheekh.

Heshiiskan ayaa la sheegay inuu Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar, halka ay Kenya u saxiixday Wasiirka Arrimaha dibadda Amina Mohamed.

heshiiskan-kenya-somaliaHeshiiska ayaa dhigaya in labada dal ay iska kaashadaan dhinaca diblomaasiyadda, isla markaana wixii khilaaf ah ee soo dhex gala ay ku dhameystaan wadahadal. Heshiiskan ayaa bishii Febraayo ee sanadkan lagu saxiixay magaalada Addis ababa, waxaa kaloo jira heshiis kale oo iska lagu saxiixay magaalada Nairobi.

Ad

heshiis_kenya-somalia

Waxaa arrintan welwel ka muujiyay guddoomiyihii hore ee Gobolka banaadir, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud  Axmed Nuur (Tarsan). Waxaana laga cabsi qabaa inay dib ugu dhigatay shaacinta heshiiskaasi si ay jawaab uga dhigato.

HOOS KA DAARO CODKA TARSAN

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON