Sunday, July 13, 2025

WAR CUSUB: NISA oo soo bandhigtay Fannaan Alshabaab ka tirsanaa oo u qaabilsanaa Maaliyadda &… [Daawo]

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay Fannaan ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo sheegay inuu u qaabilsanaa xuuraanka iyo arrimaha Maaliyadda.

Fannaankan oo lagu magacaabo Abshir Gaarane Axmed ayaa ka tirsanaa kooxda fanka ee Gobalka Banadir, isagoo dhinaca kale Alshabab u qaabilsaaa Xuuraanka & Maaliyadda, waxayna sheegtay NISA in lagu soo qabtay dabagal dheer kadib oo lagu hayey, Iyadoo loo gudbin doonoo Hay’adaha garsoorka.

Fannaan Abhsir oo ahaa nin cod macaan ayaa qirashadisiii ku yiri: “Al-Shabaab waxaan u shaqa bilaabay sanadkii 2013-kii, shaqadeydu waa fanaan, waxaan ka shaqeynayey gobolka Banaadir, qeybtiisa fanka iyo suugaanta, Al-shabaab waxaan u qaabilsanaa macluumaadka iyo dhanka  maaliyadda, siiba dhanka maaliyadda.”

Arrintan ayaa muujineysa sida ay Alshabaab ugu milantay dhinacyada bulshada iyo maamulka ee Gobolka Banaadir iyo hay’adaha dowladda.

Image result for abshir Gaarane axmed
Image result for abshir Gaarane axmed

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON