Saturday, July 12, 2025

War cusub oo ku saabsan Baaritaanka Dilka Wasiir Siraaji & Digniinta Maxkamadda ciiidamada [Dhageyso]

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya G/lle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ka hadlay halka uu marayo baaritaanka kiiska dilka Wasiir Cabbaas C/llaahi Siraaji.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in la hayo saddex qof oo rasaastii  dhacday la baarayo ciddii geysatay, isla markaana baritaanka gaarayo mas’uulka ay ilaaladiisu falka geysatay si wax looga weydiiyo mas’uuliyadii uu ku lahaa.

Wuxuu intaas ku daray inay u digayaan mas’uuliyiinta ilaalada wata ee wadooyinka Muqdisho  ku dhibaateeya shacabka, isagoo u sheegay inay mas’uuliyadda wixii dhaca qeyb ku leeyihiin.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON