Maxkamadeyntii maanta loo balansanaa in lagu qaado maxaabiis Soomaali ah oo lagu eedeeyay burcad badeednimo ayaa dib u dhacday.
Dib u dhaca kiiskan ayaa yimid kadib markii Maxkamadda la keeni waayaya saaka maxaabiistaasi oo dacwad uga socotayMaxkamad ku taalla Magaalada Mumbai.
Maxaabiista oo tiradooda gaareyso 117, waxaa lagu waday in lagu rido xukunno kala duwan, lamana shaacin sababta ay u baaqatay maxkamadeyntooda.
Goobjooge.com