Saturday, July 12, 2025

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Ciyaaraha dowladda & Maamul Goboleedyada [AKhriso]

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shir maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.

Shirkaan ayaa u dhaxeeyay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo Wasaaradaha Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Maamul Gobaleedyada Dalka waxaana looga hadlayay Ciyaaraha Soomaaliya ee dhawaan ka furmi doona magaalada Kismaayo.

Waxaa lagu heshiiyay in 7-da Bisha December ee Sanadkaan kismaayo lagu qabto Ciyaarta maamul Gobaleedyad Soomaaliya iyo Maamulka Gobalka Banaadir ciyaartaan oo noqoneyso markii labaad oo lagu qabto Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON