Monday, July 14, 2025

War-murtiyeed laga soo saaray wada-hadalkii Garowe ee DF iyo Maamulada Puntland & Juba

Shirkii magaalada Garowe uga socday dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulada Puntland iyo Juba ayaa laga soo saaray war-murtiyeed 4 qodob oo aan lagu soo qaadin khiaafkii u dhaxeeyay labada dhinac, balse looga hadlay arrimo guud oo dib u heshiisiin iyo wada-tashi ku saabsan.

Cumar-Cweli-Gaas

War-murtiyeedka waxaa ka muuqda in loo diyaariyay si loogu ogolaado madaxda shirtay inay kala tagaan iyadoo aan xaqiiqada ah fashilka ku dhacay aan la soo qaadin.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka

war-murtiyeed

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON