Monday, July 14, 2025

War-Murtiyeedkii laga soo saaray Shirweynihii Beesha Mudullood oo dhammeystirsan (Akhriso)

Shirweynihii Beelaha Mudullood oo intii u dhaxeysay 3-6 Ogost 2020, ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagbeeyay, iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed xasaasi ah.

War-murtiyeedka oo ku qornaa shan bo. loogana hadlay arrimaha siyaasadda, Amniga iyo Bulshada waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadda dalka, arrimaha Doorashooyinka iyo maamul Goboleed loo sameeyo Gobolka Banaadir, iyado lagu dhisay Gole horumariya danaha Beesha Mudullood.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON