Wednesday, June 25, 2025

Wararkii ugu dambeeyay Qarixii ka dhacay Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoog leh oo xalay ruxay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.
Qaraxa ayaa ku soo beegmay markii uu dhammaaday bandhig faneed ay fagaaraha Manchester Arena ku qabatay fannaanada Mareykanka ah ee Ariana Grande.

Tirada dadka ku dhintay weerarka ayaa gaartay 22 qof, halka dhaawacu yahay 59 kale. Booliska UK ayaa sheegtay inuu weeerarka geystay qof keligiis ah oo waxyaabo qarxa dhigay goobta.

Xukuumadda Ingiriiska ayaa kulan degdeg ka leh xaaladda weerarka, iyadoo la joojiyay ololeyaashii doorashada xisbiyada dalkaasi.

Dad badan ayaa lagu la’ yahay qaraxa kadib markii dadku is buurteen, waxaana baraha bulshada loo adeegsanayaa in lagu helo dadka maqan oo qoysaskooda ay baafinayaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON