Tuesday, July 1, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Dad ku dhintay Qarax Miino oo ka dhacay..

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ilaa saddex qof ay ku dhinteen qarax miino oo haleelay Gaari ay la socdeen dad shacab ah agagaarka degmada Dhoobley ee Gobolka J/Hoose, una dhow xuduudka Somalia iyo Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa oo ahaa miino jidka lagu aasay ay la kacdan Gaari ay la socdeen dad shacab ah, waxaan goobta ku geeriyooday 3 qof, halka 3 kale ay ku dhaawacmeen, meel u dhow magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, wuxuuna qaraxa halkaasi ka dhacay xalay fiidkii.

Wararkii ugu danbeeyay aya sheegay in dadka dhintey iyo kuwa dhaawacmay ayaa oo ahaa shacab safar ahaan ayaa la geeyay isbitaalka Dhoobley, iyadoo la raadinayo ehalkoodii.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON