Thursday, July 17, 2025

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Cadaado iyo Qasaaraha ka dhashay

Xaaladda magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa la sheegay inay degan tahay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhacay.

Qasaaraha dagaalka ayaa gaaraya laba askari oo dhimsho ah iyo dhaawaca saddex kale sida ay sheegeen saxafiyiin goobta tegay, waxaana rasaas badan ay ku hoobatay magaalada Cadaado taasoo laga cabsi qabo in dhaliyeen qasaare kale.

Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidamo taabacsan Galmudug ay tageen saldhigga ciidamada dowladda Federaalka ee Kafaalo oo mushaar loogu qeybiyay ciidamada qeybta 21-aad ee xoogga dalka, kadibna iska hor imaad xoog leh uu dhex maray labada ciidan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON