Saturday, June 28, 2025

Warbaahinta Soomaalida oo ku mashquulsan Gabadha ugu da’da yar Baarlamaanka Soomaaliya [DHAGEYSO]

Warbaahinta Soomaalida ee gudaha iyo tan caalamiga ah ayaa si weyn u hadal heysa haweeney la sheegay inay ugu da’ yar tahay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Xildhibaan Ikraan Aadan Absuge ayaa noqotay Xildhibaanada ugu da’ada yar ee Golaha Shacabka iyadoo xogheynta Baarlamaanka ay shaacisay arrintan, taasoo dhalisay in baraha bulshada iyo warbaahinta ku mashquulaan.

Idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa wareysi aan macne badan lahayn la yeealtay Ikraan iyo sida ay u aragto inay noqoto Xildhibaan.

DHAGEYSO WAREYSIGA

Goobjooge.com

Hirshabeelle oo Rikoor cusub ka dhigtay Aqalka Sare ee Barlamanka Somaliya [Sawirro]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON