Monday, June 23, 2025

Wasaarada Caafimaadka: Dad cusub ayaa laga helay Cudurka Covid-19, tirada waxay gaartay..

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay laga helay cudurka Covid-19 guud ahaan Soomaaliya.

Shirkii Jaraa’id ee Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ayey ku sheegtay in 11-ka May 2020 cudurka laga helay 35 qof oo cusub, kuwaasoo kala ah 25 Lab ah iyo 10 dheddig ah.

Dadka laga helay cudurrada waxay kala joogaan:

  • Benadir: 24 qof
  • Puntland: 8 qof
  • Somaliland: 3 qof

Wasiirka caafimaadka ayaa sheegtay inay soo bogsoodeen 3 qof, halka uu dhintay qof hor leh, waxayna tirada geerida gaartay 52 qof, halka tirada guud ee dadka qaba Soomaaliya ay mareyso 1,089 ruux.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON