Saturday, June 28, 2025

Wasaaradda Amniga oo dadka ugu baaqay inay Tuute & Hubka qaataan lana dagaalamaan Alshabaab! [Dhageyso]

Wasaaarda Amniga Soomaaliya ayaa war iyo baaq wadajira kasoo saartay weerarkii xalay Alshabaab ku qaadeen Baarar ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Maxamed Maxamuud (Carab) oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in weerarka ay ku geeriyoodeen ilaa 18 ruux oo shacab ah, 7 ka mid ahna ay ahaayeen haween iyo nin oo u dhashay dalka Suuriya oo ka mid ahaa Shaqaalaha Maqaayada.

Wuxuu dadka Muqdisho ugu baaqay inay  Tuutaha iyo Qoriga u qaataan la-dagaalanka Alshabaab oo uu sheegay inay doonayaan inay gumaadaan dadka shacabka ah. Afhayeenka ayaa beeniyay in ciidamo ka tirsan kuwa Amniga ay ku dhinteen howlgalka.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON