Monday, July 14, 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War kasoo saartay Xaaladda Magaalada Baydhaba [Akhriso War-saxaafadeed]

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida iyo amniga maamulkaasi.

War-saxaafadeed caawa kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa loogu baaqay inay shacabku la shaqeeyaan madaxweynaha KMG ah  ee K/Galbeed, waxayna wasaaraddu sheegtay inay kala shaqeyn doonto gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah ee qabsoomidda Doorasho Xor iyo Xalaal ah.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON