Monday, June 23, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Dad cusub oo laga helay Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay tiradii ugu badneyd kiiska cudurka Covid-19 oo laga helay baaritaankii 24-saac ee lasoo dhaafay.

Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa shaacisay in maanta oo ah 05 May 2020 la helay 38 qof oo qaba cudurka Coronavirus, waxaana degaanada laga helay ay kala yihiin:

1- Banadir: 35

2- Somaliland: 3

Waxaa bogsooday 12 qof, waxaana u dhintay hal qof, 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

Tirada guud ee dhimashada ayaa hadda gaartay Soomaaliya 39 qof, halka dadka qaba cudurka ay gaareen 873 qof, waxaana guud ahaan bogsooday 87 qof.

Image

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON