Thursday, June 26, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Dad cusub oo laga helay Coronavirus & Tirada oo dhaaftay 700 Qof

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah laga helay gudaha dalka.

Tirakoobkii ugu danbeeyay ee maanta ay shaacisay Wasiirka caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa lagu sheegay in cudurka laga helay 51 qof oo cusub.

Dadkan cusub ayaa kala jooga: Banaadir: 37 qof, Puntland: 12 qof, Galmudug: 2 Qof

Waxaa kasoo bogsaday Bogsasho: 10 qof, waxaana u dhintay 1 qof.

Tirada Guud ee dadka cudurka laga helay ayaa gaaray: 722 qof, halka tirada dadka ka bogsooday 44 qof, Dhimashada Guud ayaa gaartay: 32 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON