Monday, July 14, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo War kasoo saartay Shahaadada safarka ee Covid-19 la’aanta

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa War kasoo saartay bixinta Shahaadada safarka ee baarista cudurka COVID-19, taasoo loogu talogalay dadka dhoofaya.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Shahaaddaasi kaliya laga qaadan kado Sheybaarka Qaranka ee magaalada Muqdishu oo ah xarunta kaliya ee haysata aqoonsiga baarista COVID-19 oo wadata tixraac, sumada iyo Astaanta Sheybaarka Dhexe, wixii intaas ka baxsanna ay wasaaraddu caddeysan inaysan waxba kama jirin.

“Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay goor walba diyaar u tahay inay u fududeeyso muwadiniinta dhoofaya wax alle wixii la xiriira baarista xanuunka COVID19 iyada oo la raacayo habraacyada qaran ee baarista Xanuunka COVID19, Dadka doonaya shahaadad safarka ee Covid-19 waxay tagi karaan goobaha baaarista ee kala ah Isbitaalka De Martino iyo Banaadir..” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Caafimaadka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON