Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Somalia oo joojisay Ciyaaraha Isboortiga & Tartamada socda..

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Dhalinyarrada iyo Isboortiga xukuumdda Soomaaliya ayaa lagu amray joojin ciyaaraha iyo tartamada dalka ka socda muddo 15 Maalmood ah laga bilaabo 19-ka Maarso 2020 xaaladda cudurka Coronavirus dartiis.

Qoraalka oo ay ku saxiixneyd Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye ayaa loogu sheegay G/Banaadir iyo maamul Goboleedyada dalka oo dhan inay hakiyaan qabashada ciyaaraha Isboortiga iyo tartamada hadda socda muddo 15 maalmood ah oo ka bilaabaneysa Berrito oo ku beegan 19 March.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON