Thursday, June 26, 2025

Wasaaradda Diinta & Awqaafta oo Go’aan 23 Qodob ah kasoo saartay qaabka loogu tukanayo Masaajidda (Akhriso)

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano ku saabsan qaabka loogu tukanayo masaajidda, dadka loo ogol yahay inay tagaan, qeybo ka mida masaajidda oo la xirayo iyo tallooyin loo jeediyey dadka gacanta ku haya.

Qoraal ka kooban 24 qodob oo kasoo baxay Wasaaradda ayaa 23 ka mida waxay quseeyaan masaajidda oo Xukuumaddu ku dhiiran weyday inay xirto, waxaana qodobaddan ay adag tahay in la fuliyo ku jira baaq dhinacyo kala duwan loo jeedinayo.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON