Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Diinta Dowladda Soomaaliya oo tallaabo ka qaadeysa Hoteello lagu eedeeyay Anshax darro

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo sharci ah ka qaadeyso Hoteelo la sheegay in lagu sameeyo anshax darro iyo falal ka baxsan diinta Islaamka.

Masuuliyiinta Wasaaradda oo shir Jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa sheegay in Wasaaraddu ay gacan bir ah ku qaban doonto Hotealda ku howlan sameynta waxyaabaha aan ogoleyn Diinteena Islaamka, sida uu ku dhawaaqay agasimaha Wasaaradda Sheekh Aadan Yarow.

Wasaaradda waxay u soo jeediyeen mas’uuliyiinta dowladda ee Muqdisho iyo maamul goboleedyada dalka inay ka hortagaan munkarka iyo arrimaha aan anshaxa ahayn ee socda, iyadoo fanka lagu darro arrimo aan sax ahayn oo akhlaaqda ku habooneyn.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON