Monday, July 14, 2025

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo jawaab Culus kasoo saartay War been ah oo laga faafiyey [Akhriso]

Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab culus kasoo saartay  war ay faafisay mid ka mida warbaahinta Muqdisho oo ku saabsanaa in korontada Xarunta Wasaaradda laga jartay.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in warkaasi uu yahay mid xaqiiqada ka fog oo aanay waxb ka jirin, waxayna intaas ku dartay in Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha ay isticmaasho.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADDA GANACSIGA & WARSHADAHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON