Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Maaliyadda oo kordhisay Dakhliga kasoo xerooda Gudaha & Kheyre oo kormeeray [Sawirro]

Dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay Dakhliga gudaha uga soo xarooda, taasoo ka mida shuruudaha badan ee ku xiran in deynta lagu leeyahay Soomaaliya laga cafiyo.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay inay ku guuleysatay in sare loo qaado Dakhliga Dowladda soo gala taasoo Sadexdii bil ee lasoo dhafay ay noqotay mid aad uga sareysa dakhligii hore loo soo xareyn jiray.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo mar kale maanta kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda  ayaa bogaadiyey guulsha ay Wasaaraddu ka soo hooysay Dakhliga gudaha Sadexdii Bilood ee la soo dhaafay, wuxuuna ka dalbaday in ay xoogga saaraan ururinta Canshuuraha Berriga

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa balanqaaday howshaasi in si wadajir ah loo qabanayo, iyadoo ay  socoto howsha Canshuuraha isla markaana

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON