Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Shaqada Xukuumadda Soomaaliya oo fasixii Ciidul fitriga u rartay maalmaha Sabtida & Axadda [War-saxaafadeed]

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday munaasbadda Ciidul fitriga ee fooda nagu soo heysa.

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda ayey ku sheegtay in shaqaalaha dowladda ay fasax yihiin laba maalmood oo ku beegantay maalinta Jimcaha, sidaasina ciidul fitriga loo raray maalmaha Sabtida iyo Axadda

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON