Tuesday, August 5, 2025

Wasiir Ceynte oo Soomaaliya uga qeybgalay shirka Wasiirada IGAD ee Arrimaha Qaxootiga [Sawirro]

Sii-hayah wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Ceynta ayaa Soomaaliya uga qeybgalay shirka wasiirada dalalka IGAD ee magaalada Nairobi.

Wasiir Ceynte oo ka mid ahaa xubnaha madaxweyne Farmaajo ku wehliya socdaalkiisa dalka Kenya Soomaaliya uga qeybgalay shirka wasiirada dalalka IGAD ee lagu diyaarinayo qodobada shir madaxeedka IGAD ee beri ka furmaya magaalada Nairobi.

Shirkan ayaa looga hadlayaa sidii xal waara loogu heli lahaa qaxootiga Soomaalida, waxaana soo qabanqaabiyay Kenya, IGAD, UNHCR iyo Midowgha Yurub.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON