Thursday, June 26, 2025

Wasiir hore & Xidhibaanad looga adkaaday Kursiga Aqalka hoose ee Baarlamaanka

Wasiir hore iyo xildhibaan kursiga difaacaneysay ayaa looga adkaaday doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka oo maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.

Kursigii koowaad ee beesha Baadi-Cadde waxaa ku tartamay maanta: Nadiifo Muxumad Cismaan oo kursiga ku fadhiday, Faadumo Faarax Ibraahim, Maryan Cabdulaahi Hilowle iyo Sacdiyo Muumin Cumar.

Natiijadii wareegii ayaa noqotay:
Faadumo Faarax Ibraahin oo 22 cod
Nadiifo Muxumad Cismaan oo 14
Maryan Cabdulaahi Hilowle oo heshay 11
Sacdiyo Muumin Cumar oo heshay 3 cod.

Wareegii labaad oo ay ku tartameen Faadumo Qamar iyo Nadiifo Muxumad ayaa waxaa 37 cod ku guuleysatay Faadumo Qamar halka Wasiirkii hore ee Howlaha Guud Nadiifo Muxumad oo ahayd xildhibaanad hore ay ka heshay 15 cod.

dsc02438
Faaduma Qamar oo guuleysatay
dsc02465
Wasiir hore iyo Xildhibaan Nadiifo

dsc02461dsc02464

dsc02474

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON