Wednesday, June 25, 2025

Wasiir Juxa oo uu ruqsad la’aan Wareysi siiyay Idaacadda BBC [Daawo Jawaabta]

Dawladda Soomaaliya waxay dhawaan soo rogtay amar ku socday wasiirrada oo la xiriira in aysan baraha bulshada u adeegsan inay ku faafiyaan wararka la xiriira shaqada dawladda fasax la’aan.

Waxaa kale oo la faray wasiirrada in fasax la’aan aysan warbaahinta la hadlin.

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Cabdi Faarax Siciid (Juxa) oo BBC la hadlay ayaa sheegay inuu u madax banaan yahay oo uusan ruqsad u raadsanayn wixii shaqada la xiriira, oo uu kala yaqaanno waxa uu rursad u raadsanayo iyo waxa kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON