Tuesday, July 15, 2025

Wasiir ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland oo Muqdisho ku Geeriyooday

Wasiirkii wasaaradda Beeraha iyo waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) oayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.Wasiirka ayaa  muddooyinkii danbe ku xanuunsanayey Magaalada Muqdisho, waxaana loo geeyay arrimo caafimaad. Wasiir Cabdinuur ayaa qabay  Cudurka Macaanka (Sokorta), waxaana sii xumaaday caafimaadkiisa, taasoo keentay in loo soo wareejiyo isbitaaladda Muqdisho.

Xildhibaan Sharma’arke Garaad Saleebaan oo katirsan Mudanayaasha Golaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa warbaahinta u xaqiijiyey Geerida Wasiirka. Mas’uuliyiinta Puntland iyo kuwa Dowladda Federaalka ayaa ehelada Marxuum Cabdinuur Cilmi Qaaje ugu tacsiyeeyey Geeridii ku timid.

C/nuur Cilmi ayaa sanadkii 2013-kii soo noqday Madaxweynihii Maamulka Khaatumo, isagoo kaalin kasoo qaatay Gobolada Sool iyo Sanaag sidii ay ugu madax banaanaan lahaayeen Maamulada Somaliland iyo Puntland, wuxuuse markii ku biiray Puntland

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON