Monday, July 14, 2025

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somalia oo ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta [Akhriso]

Wasiiru dowle ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta oo uu dhowaan magacaabay wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya C/llaahi Bille Nuur ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuusan wasiirka kala tashay magacaabidda Guddiga Isgaarsiinta Qaranka, isla markaana ay jirto cabasho laga keenay in xubnaha la magacabay ee shirkadaha ka socda ay kasoo jeedaan Hal shirkad.

Qoraalka wasiirka oo ku scoday wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, lana ogeysiiyay Ra’iisal wasaaraha ayuu Wasiiru dowlaha ayaa ku baaqay la qabto shir deg deg ah si xal looga gaaro diidmada ka timid Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON